Puntland ayaa si adag uga hadashay dhaqdhaqaaqyada dagaal ee kooxda Alshabaab muddooyinkii danbe ka bilowday degaamo ka tirsan gobollada Shabeelooyinka… Sii akhri ...
Mogadishu (PP Editorial) — The letter from the Federal Government of Somalia to the Government of the United States regarding ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa soo dhaweeyay Baaqa ku saabsan qabsoomidda shir wadatashi qaran ah ee uu soo jeediyey Madaxweyne Xasan ...
Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Shiikh Ahmed, Ra’iisul Wasaarihii hore dalka Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo Warmurtiyeed wadajir ah soo saaray ayaa soo ...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciiddul Fidriga qaar kamid ah shacabka Muqdisho, masuuliyiinta hay’adaha iyo ...
Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) oo xalay warsaxaafadeed soo saaray ayaa shaaciyay in ay Sabtidii duqeymo kala duwan ka fuliyeen degaanno koonfur bari ka xiga magaalada ...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay jeediyay khudbadda munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa ku dhawaaqay in uu gogol u fidinayo Hoggaamiyeyaasha Siyaasadda iyo kuwa ...
How the World Adopted Beijing’s Economic Playbook In early February, as he flew in Air Force One above the body… Sii akhri ...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey, António Guterres ayaa xalay si rasmi ah ugu magacaabay danjire James Swan in uu noqdo wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawgalka UNTMIS ...
Duqeymo xooggan oo dhawaqooda culus yahay ayaa maanta oo Sabti ah laga maqlayaa inta u dhexaysa togaga Miraale iyo Baalade sare, kuwaasi oo lagu beegsanayo Habqankii firxaday ee Argagixisada Daacish.
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA oo kaashanaysa Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegtay in ay xalay fulisay hawlgal duqeyn ah, oo ay la beegsatay xubno ka tirsan ...